Shirweyne lagu qabtey magaalada Gaarisa ee dalka Kenya oo ay goobjoog ka ahaayeen guud ahaan odayo dhaqameedka beesha Absame ayaa waxey baaq u direen dunida caalamka, xarakada Alshabaab waxeyna sheegeen iney ku hawlan yihiin sidii ay usameyn lahaayeen maamul goboleedka Jubaland.

