Markaanu dib ugu noqono gumaysigii iyo ciidamadii Talyaaniga iyo Ingriiska ee
Soomaaliya yimi waxaan marna aan la illoobayn dhibaatooyinkii iyo xasuuqii
Aadane ee ay u gaysteen Shacabka Soomaaliyeed ee xaq u dirirka ahaa ee la
doonayey in xoog lagu gumaysto,







Hordhaca dhaqaale ee Dalka Soomaaliya ayaa wuxuu yahay mid uu la wadaago Waddamada soo koraya ama loo yaqaan Dunida seddexaad ,hase ahaatee Dalkeenna waxaa u weheliya Dag...
Ummadda Soomaaliyeed waxaa ku dhacay 20kii sano ee ina soo dhaafay burbur dhan walba ah oo ka ugu darran uu yahay burburka ku dhacay dhaqankii soo jireenka ahaa ee bulsha...
Hal sano ayaa ka soo wareegatay markii ay magaalada Muqdisho ka baxeen Ciidamadii Ethiopianka ee taageeraya Dowladdii C/llaahi Yuusuf, waxaana markaasi kadib ka soo baxay...