Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa mudo hal sano ah u kordhiyey Ciidamada Midowga Afrika ee jooga Dalka Soomaaliya gar ahaana Magaalada Muqdisho.Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta isku raacay islamarkaana u codeeyey in Ciidamada Midowga Afrika ee loo yaqaano AMISOM ee ku sugan Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya in sanad kale ay sii joogaan Wadanka Soomaaliya.


Mas’uuliyiin ka tirsan Isbaheysigii dib u xoreynta garabka Asmara ee dalka Eritrea ayaa waxa ay sheegeen in Eritrea aysan faro gelin ku heyn arimaha dalka Soomaaliya.
...
kooxo hubaysan ayaa Xalay nin ganacsade ah ku toogtay gudaha Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug iyagoo sidoo kalana dhaawac u geystay qof kale oo rayid ah ah.
Fa...
Qarax ayaa waxaa uu ka dhacay gudaha xarunta ciidamadda nabad ilaalinta ee Amisom, ee xalan. Wararku waxa ay sheegayaan in qaruxu uu ka dhacay meel dadka shacabka ah ay d...
Dawladda Somalia ayaa sheegtay in tababarda mudanayaasha Baarlamaank DKMG ah loo wareejinayo Jabuuti.
War ka soo yeedhay