Radio Ogaal

Friday
Sep 10th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size

Dagaal culus oo Magaalada Muqdisho ay ku waaberiisatay.

E-mail Print PDF
User Rating: / 2
PoorBest 

Ciidamada Alshabaab
Dagaalka Muqdisho ka socda ayaa bilaamay saakay siddeedii subaxnimo, waxaana qaaday dagaalka ciidamada dowlada iyo ciidamada AMISOM. Dagaalka ayaa ka socda degmada Cadicasiis iyo agagaarka hotel Global.

Goobta dagaalka waxaa ku sugan Madaxweynaha Shariif Shiikh Axmed oo ay la socdaan taangiyada ciidamada AMISOM iyo Ciidamada sir doonka Itoobiyaanka..

Inta la ogyahay lix qof ayaa dagaalka ku dhintay, sagaal iyo toban qofna waa dhaawac.

Magaalada oo dhan waxaa la maqlayaa madaafiicda iyo hubka cul culus.

Last Updated ( Thursday, 01 July 2010 13:14 )  

Wararka Xiisaha Leh

 

VOA - Somali Service: Farhia Absie's resignation letter!

To: Somali Service, Africa Division, VOA, IBB and BBG top executives Re: Resignati...

 

How Did My DNA Make Me?

  Haven't you ever asked yourself how you got your nose, eyes, ears, fingers, toes, ...

 

Maradona's Argentina Remain a Potent Force

   By Farid OmarAs the qualifying for the FIFA 2010 World Cup slated for Sout...

 

Halgankii Xornimada Dalka iyo Kaallintii Culumaa'udiinka Soomaaliyeed.

  Taariikhda soo yaalka ah ee Dalka Soomaaliya ayaa marnaba aysan ka dahsoonayn kaallinti...

 

RUNNING AS A NATION WATCHES

Introduction ...

 

The Bomber is Alive: Shamo Carnage Revisited by Abdikarim H. Abdi Buh.

 The Bomber is Alive: Shamo Carnage Revisited By Abdikarim H. Abdi Buh December 25, 2009 ...

 

Laba Jeer Ayuu Ka Badbaaday Qunbuladii Nugliyeerka Ee Japan , Haduuna Dhintay.

  Waxaa maanta lagaga dhawaaqay dalka Japan in uu dhintay nin laba jeer ka badbaaday qunb...