Radio Ogaal

Friday
Sep 10th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size

Talyaaniga oo ka haray ciyaaraha adduunka

E-mail Print PDF
User Rating: / 0
PoorBest 

Slovakia vs Italy
Kooxda kubadda cagta Talyaaniga, oo haysatay koobka adduunka, oo uu qaaday sanadkii 2006 ciyaarihii adduunka ee ka dhacay Jarmalka, ayaa laga reebay koobka adduunka.

Talyaaniga, ayaa looga badiyay 3-2, waxaana ka adkaatay Kooxda Slovakia, oo ka mid ah kooxaha magac dheer ku lahayn ciyaaraha kubadda cagta adduunka.

Talyaaniga, ayaa Group-ka F ka keenay laba dhibcood. halka kooxda Slovakia ay yeelatay 4 dhibcood, Paraguay oo Group-ka hogaaminaysa ayaa ku soo baxday kaalinta koowaad oo 5 dhibcood yeelatay.

Kooxda New Zealand, ayaa 3 dhibcood ayay ku hartay.

Group-ka F, waxaa u gudbiyay wareegga labaad ee 16-ka koox isugu soo harayaa kooxaha Paraguay oo kow ku soo baxday iyo kooxda Slovakia oo kaalinta labaad ku soo baxday.

Paraguay waxay ku aadaysaa kooxda kaalinta labaad kaga soo baxday Group E oo caawa ay ciyaartoodu dhacayso, iyadoo Slovakia ay la ciyaari doonto kooxda Group E kaalinta koowaad ku soo baxda.

Talyaaniga, oo koobab badan oo adduunka ah qaaday, ayay aad u yar tahay inta jeer ee lagu reebay wareegga koowaad ee ciyaaraha adduunka.

Talyaaniga, ayaa kubadda cagta si xoog leh looga qiimeeyaa.

 

Last Updated ( Friday, 25 June 2010 11:23 )  

Wararka Xiisaha Leh

 

VOA - Somali Service: Farhia Absie's resignation letter!

To: Somali Service, Africa Division, VOA, IBB and BBG top executives Re: Resignati...

 

How Did My DNA Make Me?

  Haven't you ever asked yourself how you got your nose, eyes, ears, fingers, toes, ...

 

Maradona's Argentina Remain a Potent Force

   By Farid OmarAs the qualifying for the FIFA 2010 World Cup slated for Sout...

 

Halgankii Xornimada Dalka iyo Kaallintii Culumaa'udiinka Soomaaliyeed.

  Taariikhda soo yaalka ah ee Dalka Soomaaliya ayaa marnaba aysan ka dahsoonayn kaallinti...

 

RUNNING AS A NATION WATCHES

Introduction ...

 

The Bomber is Alive: Shamo Carnage Revisited by Abdikarim H. Abdi Buh.

 The Bomber is Alive: Shamo Carnage Revisited By Abdikarim H. Abdi Buh December 25, 2009 ...

 

Laba Jeer Ayuu Ka Badbaaday Qunbuladii Nugliyeerka Ee Japan , Haduuna Dhintay.

  Waxaa maanta lagaga dhawaaqay dalka Japan in uu dhintay nin laba jeer ka badbaaday qunb...