Qeydiid waxa uu ka badbaaday isku dayo badan oo la doonayay in lagu qaarijiyo, iyo qaraxyo uu ugu cuslaa kii lala eegtey xarunta AMISOM oo uu isagu ka mid ahaa ragii kullanka ku jirey. Hase yeeshee Gaalkacayo oo ay yartahay xiliyada uu tago ayaa waxaa muuqata in markasta oo uu tago uu sugayo qorshe qarax oo usii diyaar ah si ka duwan Xamar





