Hooyo Mareykan ah oo Boliisku si xun u jidh dilay.

Hooyo u dhalatay wadanka Mareykanka gaar ahaan gobolka California ayaa caruurteeda hortood Boliisku si xun ugu jidh dilay, Hooyadaan ayaa Boliiska dacwada ku oogtay.