Wasaaradda Ganacsiga ee D.F Soomaaliya oo fariin hal kuma taal ah dirtay.

astaanta qaranka_radioogaalWasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa waxa ay ganacsatada Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa jooga bariga dhexe, Asia iyo Afrika ku wargelineysaa in uu jiro kulan loogu sharxayo sidii badeecadaha ay uga soo dhoofiyaan dalka dibadiisa iyo shuruucda looga baahan yahay , waxaana loo sharixi doonaa waxa ay keeni karaan iyo waxa ayana keeni karain sida saxda ah ee waafaqsan qaanuunka caalamiga ah. Go’aankan ayaa u muuqda mid khiyaali ah sababtoo ah Dowlada Federaalka ee Soomaaliya waxay ka arimisaa oo qudha Vila Soomaaliya 1 Km oo isku wareeg ah maamulkeedu ma gaadhsiisana guud ahaan Soomaaliya.