Cadaalad Darada Muqdisho Taala

conrne_radioogaalMadaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Culusow Gurguurte Walalkii Cali Sheekh iyo Duqa Magaalada Muqdisho Muungaab oo Guri uu leeyahay Dareewalkii Madaxweyanahii hore ee Soomaaliya AUN Maxamed Siyaad Barre Xoog kaga qaadanaya muwaadinkaas oo la yidhaahdo Korneyl Xaashi Furre oo asagoo lebisan ooyaya cadaalad darada lagu hayo awgeed waxaana ka sii daran marka uu oynayo in uu qabo dareyskii qaranka waana qayb ka mid ah dulmiyada waaweyn ee ka dhaca magaalada Muqdisho. Daawo Dhacdadan xanuunka badan.