Baarlamaanka Federaalka oo keenay Mooshin hor leh

jawaari_OgaalradioBaarlamaanka Federaalka oo Soomaaliya oo u sameysan wado wado ku goo ayaa keenay Mooshin hor leh oo lagu burinayo mid hore Illaa 126 xildhibaan ayaa lagu soo waramayaa in ay saxiixeen mooshin kasoo horjeeda kii horey madaxweynaha looga gudbiyey, waxaana gudbiyey illaa 40 xildhibaan.
Waxaana loo gudbiyey guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Cusmaan Jawaari .
93 xildhibaan ayaa horey u gudbisey mooshin xilka looga qaadayo madaxweynaha Soomaaliya xasan Sheekh Maxamuud taariikhda markii ay ahayd 12-kii bishii Augost. Baarlamaanka Federaalka ayaa boqolkiiba sideetan aanay garaneyn shaqda ay hayaan.