Tacsi Inaa Lialaahi wa inaa ileyhi raajacuun.

tacsi 1 copy

Tacsi Inaa Lialaahi wa inaa ileyhi raajacuun.

Waxaa magaalada Sandiego California ee cariga mareykanka ku geeriyooday maalinimadii Sabtida ahayd oo bisha May 16, 15 naxariistii jano Allaha ka waraabiyee adeer Xaaji Cabdi Xukun Xuseen Xayle, AUN Xaaji Cabi Xukun waxaa uu ku dhashay horaantii qarnigii 19 aad deegaanka Ciideed ee Gobolka Qoraxay oo uu noloshiisii hore ee barbaarka uu ku qaatay wuxuuna ka dhasahay qoys Taariikh iyo Karaamaba ku leh geeska Africa. AUN Cabdi Xukun wuxuu u kicitimay sanadkii 1932 magaalada Muqdisho asagoo ay wada socdeen walaalkii AUN Suldaan Turki Suldaan Xuseen Xayle waxayna halkaas uga daba tageen AUN Aabahood Suldaan Xuseen Xayle Warfaa oo u tegay Muqdisho casuumad uu ka helay Boqorka Taliyaaniga oo doonayey heshiis in u la galo Boqorada Africa gaar ahaan Soomaalida waxaana goobtaas kula sugnaa AUN Baynax Bare Maxamed iyo Suldaan Olol Diinle wax yar ka dib marxuumka iyo walaalkiiba waxay ku soo noqdeen Qoraxay oo ay ku sugnaayeen ilaa iyo 1936, bilowgii sanadkii 1937 waxay dib ugu laabteen magaalada Muqdisho marxuumka iyo walaalkiiba halkaa oo ka galeen waxbarsho Dugsi lagu baranayey Maamulka iyo Hogaaminta (Administration and Leaderhip) waxayna isku Fasal ahaayeen Rag magic iyo meeqaan sare ku yeeshay geyiga Soomaalida oo ay ka mid ahaayeen AUN Suldaan Duulane Rafle, AUN Ugaas Cali Yaasiin Cabdi Cumar, AUN Maxamed Hirmooge, AUN Cabdirashiid Cali Sharmaarke, AUN Yaasiin Daahir Cismaan Sharmaarke (Dhagaweyne) AUN Cabdirisaaq Xaaji Xuseen. Waxaa taariikhadan kooban ii sheegay Eng. Maxamuud Baynax Bare oo asaguna uu u meeriyey walaalkii Dr. Xuseen Baynax Bare guud ahaan reer Baynax bare ayaa waxay tacsi u dirayaan Reer Cabdi Xukun meel kasta oo ay ka joogaan dunida. Isla tacsidan waxaa diraya Salaadiinta, Aqoonyahanda, Waxgaradka Reer Qoraxay:

1 Suldaan Maxamed Suldaan Maxamuud Haybe

2 Ugaas Maxamed Duulane Ugaas Xaashi

3 Suldaan Cabdiweli Suldaan Cabdi Haybe

4 Ugaas Axmed Raabi Yey

5 Uugaas Maxamed Axmed Saciid (Ciro)

6 Ugaas Cabdilqaadir Yuusuf Cismaan dhagey

7 Wasiir Raxma Suldaan Maxamuud Haybe

8 Cabdimaalik Suldaan Maxamuud Haybe

9 DHoocaar Suldaan Maxamuud Haybe

10 Cabdicasiis Suldaan Maxamuud Haybe iyo dhamaan reer Suldaan Maxamuud Haybe

11 Abwaan Cabdiraxmaaan Maxamed Indhagaale

12 Abwaan Muxumad Cabdulaahi Barkhadle (Sanweyne)

13 Ato Maxamed Yuusuf Colaad Carab

14 Axmed Naaji Xaaji Warfaa iyo DHamaan reer xaaji Warfaa

15 Maxamuud Cabdi Safad

16 Maxamed Mahdi Gaboose

17 Ugaas Maxamed Cumar Haaguf

18 Khadar Macalin Cali

19 Cabdi Gaani Yuusuf

20 Bashiir Axmed Cawar

21 Xuseen Cabdi Guraase

22 Badri Yuusuf Omas farax

23 Cabdiweli Bedel Axmed

24 Xaakin Caabi Xuseen

25 Cabdullahi Shabiin

26 Maxamed Xasan Caagane Rasaas

27 Gaadhhaye Cilmi Xirsi iyo dhamaan reer Gaadhhaye

28 Xaaji Cabdullahi Barkhadle

29 Ugaas Weli Ugaas Maxamuud Carab

30 Siraaje Raabi (Sanqoole)

31 Ugaas Cabdullahi Cabdi Axmed Xaashi

32 Cali Shucaac Cabdile Fiixiye

33 Xaaji Axmed Cabdiqaadir Axmed Shuun

34 Xaaji Cabdullaahi Buraale

35 Xaaji Cabdi Amaan Cumar

36 Cabdirashiid Nus Liire

37 Maxamed Cumar Jire

38 Cabdullahi Khaliif Muxumed (Laadhuu)

39 Maxamed Cusmaan Maxamuud giireeye

40 Cabdullahi Xasan Xuseen

41 Sheekh Yaasiin Aw Mataan

42 Aden Cabdirisaaq Carab

43 Cabdirashiid Axmed Siraad

Dhamaan dadkan iyo anigoo ah Hassan Abdillahi Omar (Karate) iyo dhamaan qoyska reer Cumar Xidig waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Reer Cabdi Xukun iyo Reer Xuseen Xayle meel kasata oo ay ka joogaan dunida dacaladeeda waxaana uga tacsiyadeynaynaa geeridii ku timid naxariistii Jano Allaha ka waraabiyee marxuum Xaaji Cabdi Xukun Xuseen Xayle waxaana Allaha awooda leh uga baryeynaa in Janadii Fardowsa ka waraabiyo, Eheladii Qaraabadii, iyo Xigtadiina uu samir iyo Imaan ka siiyo Amiim Amiin Amiin.