Jaaliyada DDSI ee Minneapolis oo dhismaheedii la dhameystiray

 

jaliyad_MN

March .27.2015, qurbajoogta DDSI ayaa door laxaad leh ka qaadata hawlaha horumarka, nabadgaliyada iyo maamulka suuban ee deegaanka iyo dalkaba. Waxaana marba marka kadanbaysa isa soo taraya taageerada xoogan ee qurbajoogta iyo xoojinta dhamaan qabdhismeedyadii muhiimka ahaa ee qurbajoogta.

Hadaba Shir ay yeesheen jaaliyad DDSI ee Minneapolis ayaa waxaa lagu doortay 51 xubnood oo goladhexe ah kuwaas oo laga dhex doortay 15 xubnood oo gudi fulin ah, hogaaminta arimaha xisbiga, hogaaminta jaaliyada iyo Ethiopian Somali development organization.

Sida uu kusoo waramayo wariyahayaga CakaaraNews ee Waqooyi Amerika ayaa sheegaya in wada hadal iyo falanqeyn dheer kadib Waqoyiga America loo doortey gudominya xisbiga mudane Suladan Maxamed Bade ku xigeena loo doortey mudane Maxamuud Haaguf. Sidoo kale waxaa gudomiyaha jaaliyada ee Waqoyiga America loo doortey mudane Maxamed Shugri Nuur (Sangaab). Kadib waxaa ladoortey madaxa guud ee Ururka Horumarinta Soomaalida Itoobiya mudane Ibraahim Carab, ku xigeen mudane Faarax Xuseen Furre (Gacan).

Magacayada xubnaha xisbiga iyo gudiga fulinta.

Gudiga fulinta ee xisbiga:

1-Mudane Mohamed suldan Bade———————-Gudoomiyaha
2-Mudane Mohamud Omar Haaguf———————Gudoomiye kuxgeen
3-Mudane Ibraahim Arab ——————————–Xubin gudi fulin
4-Mohamed shukri Nuur——————————— Xubin gudi fulin
5-Mudane Farah Hussein fure(Gacan)——————Xubin gudi fulin
6-Mudane Khadar Mohamed Colaad——————–Xubin gudi fulin
7-Mudane Hassan Muqtar——————————–Xubin gudi fulin
8-Tixiya Abiib ———————————————-Xubin gudi fulin
9-Anab Ali ————————————————Xubin gudi fulin
10-Faduma Ali——————————————–Xubin gudi fulin
11-Mudane Abdirizaq H Cade—————————Xubin gudi fulin
12-Mudane Mohamed taani—————————-Xubin gudi fulin
13-Abdirahman M Dalab——————————–Xubin gudi fulin